Xildhibaan Khalad la galay ku tilmaamay in Ahlu Sunna Xildhibaano laga siiyay Galmudug

Dhismaha maamulka Galmudug ayaa hada heer gabo gabo ah maraya, waxaana kaliya harsan in Baarlamaanka cusub doortaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Maamulka Galmudug. Waxaa hada soo baxay khilaaf ay horseed u yihiin Xildhibaanada Ahlu Sunna ku matala Baarlamaanka Galmudug kuwaa oo la tilmaamay in hada caqabad ku yihiin in horey loo sii socdo si loo … Continue reading Xildhibaan Khalad la galay ku tilmaamay in Ahlu Sunna Xildhibaano laga siiyay Galmudug